Al-Furqaan oo Warbixin ka diyaarisay Filimka uu kasoo muuqday Sheekh Abuu Cubeyda

Mu’assasada Warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay filim muhiim ah oo ay kasoo muuqdeen raggii fuliyay weerarkii weynaa ee saldhiga garoonka Ballidoogle, kaas oo lagu dilay inkabadan 100 askari oo Maraykan ah.

Filimka waxaa kasoo muuqanaya Sheekh Abuu Cubeyda amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, oo sagootinaya ragga qaaday weerarkaas, isagoona kula taliyay iney si gaar ah u beegsadaan askarta Maraykanka.

Wuxuu sidoo kale sheekhu fariimo muhiim ah u diray dowladda Maraykanka iyo shacabkeeda, isagoo ugu baaqay iney faraha kala baxaan arimaha Soomaaliya, haddii kalana ay wajihi doonaan cuquubaad ad adag.

Halkan ka dhagayso Warbixinta Filimka cusub ee Kataa’ib

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.