“Dhaawac Dhiigaya Dhaqatarkuna Daawanayo!” Dhagayso Barnaamij Gaar ah.

Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa qabatay barnaamij gaar ah oo ay ku eegeyso xaaladda ay ku noolyihiin Muslimiinta Hindiya iyo dhul boobka ay wadaan Hinduuska.

Barnaamijkan oo dhinacyo badan taabanaya, wuxuu suurad guud ka bixinayaa xaaladda dhibaato ee ay ku noolyihiin Muslimiinta Hindiya, isagoona talooyin dhaxalgal ah u diraya Muslimiinta Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya qaar kamid ah culimada diinta Islaamka iyo Aqoonyahanno Soomaaliyeed,

Halkan ka dhagayso Barnaamij Gaar ah-Dhaawac Dhiiigaya Dhaqtarkuna Daawanayo

Halkan ka dhagayso Barnaamij Gaar ah-Dhaawac Dhiiigaya Dhaqtarkuna Daawanayo lite

You might also like
1 Comment
  1. Yasiin says

    Alla Maxaa qalbigayga dhaqdhaqaajiseen, ILLAHOW dhalinyarada tariikhda fahansii oo kula garabgal in ay dherbaxaan hadafyada guracan ee Galaada Yahuuda,christian ka ay kaleeyihiin umada muslimiinta ah.
    Insha,aaluhu Subaxay Noqotaba Waa lagu baraarugi doonaa Galaada Daciifka Ah.

    Idaacada Al Furqaan Waa Mahadsantiihin, Waxaa Halgan Kula jirtaaan Warbahinta Reer galbeedka ah ee Maskada dhalinyaradeena rabta in ay kushubato afkaartooda.

Leave A Reply

Your email address will not be published.