Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay DF oo Saddex Sano jirsatay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta lagu falanqeeyay Dowladda Federaalka oo saddex sano jirsaneysa iyo waxay kusoo kordhisay wadanka, waxaana ka qeybgalaya gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka Islaamiga ee Galgaduud Nabadoon Maxa’ed Urur Warsame iyo Afhayeenka Odayaasha ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee Banaadir Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed.

Halkan ka dhagyaso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 22-11-2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.