Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Dhaca Ay Kenya U Geysaneyso Badda Soomaaliya.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka waxaa maanta lagu falanqeeyay sooyaalka muranka ay dowladda Kenya gelisay badda Soomaaliya, halka uu ku dambeyn karayo.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 29-11-2019