Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Lafa Guray Siyaasiyiinta U Gefta Diinta Islaamka.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Sheekh Nuur Macallim Cabdi-raxmaan, kaas oo si qota dheer uga hadlay dadka ku jees jeesaya Diinta Islaamka ee maalmihii dambe lagu arkayay Internetka.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 15-11-2019

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.