Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 24-03-1441oo ku asteysan 22-11-2019. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahiim Geeddi.

Dhageyso Barnaamijka tarbiyada caruurta 22 11 2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.