Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 23-03-1441, oo ku beegan 20-11-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.
Halkan ka dhagayso War Duhur 20-11-2019