Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhrisatayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa waa khamiis, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 01-04-1441, oo ku beegan 28-11-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.

 

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 28 11 2019.

You might also like
1 Comment
  1. AM says

    Runtii waan ka helaa dhegeysiga idaacada Alfurqaan. Alfurqaan ha noolaato.

Leave A Reply

Your email address will not be published.