Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 15-03-1441, oo ku beegan 12-11-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.

Halkan ka dhagayso War Subax 12-11-2019

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.