Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa khamiis waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 17-03-1441, oo ku beegan 14-11-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan kala deg warka subaxnimo 14 11 2019.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.