Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka Jimco, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 25-03-1441, oo ku beegan 22-11-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali