Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Khamiis Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 01-04-1441 oo ku beegan 28-11-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka subaxnimo 28 11 2019.