Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Jimco Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 02-04-1441 oo ku beegan 29-11-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Cali Aadan.