Dhaegsyo Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-05-1441 oo waafaqsan 31-12-2019 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.