DED-DEG: Al-Shabaab Oo Weerar ku galay Hotelka SYL ee kasoo horjeeda Madaxtooyada.

Wararka naga soo gaaraya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ku waramaya in weerar culus lagu qaaday hotelka SYL oo kamid ah hotellada ugu muhiimsan ee ay deganyihiin saraakiisha iyo xubnaha sar sare ee dowladda federaalka.

Rag Naftood huriyaal iyo Inqimaasiyiin isuga jira oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday fiidkii caawa hotelka SYL, illaa iyo hadana waxaa socda howlgalka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay shaaca ka qaaday in ciidamadeedu ay ku dhex jiraan hotelka, halkaasna ay ka wadaan howlgal gaar ah oo ay ku tooganayaan xubnaha hotelka degan.

Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.

You might also like
2 Comments
  1. Cabdinasir says

    Guul ayaa rajeyna Mujahidinta Xarumaha kuwo walal ka Dhigtay Ciidanka gaalada Amison ilaah waxan ugu baryaya inoo ku shahaado siiyo Mujahidinta naftoda ku miineyey Xarumaha Dowlada Ridada

  2. Mohamed Ali Adam says

    Inshalh mahadsanidiin

Leave A Reply

Your email address will not be published.