Dhagayso: Xaalad cakiran oo ka taagan wuqooyiga dalka Suuriya.

Wuqooyiga dalka Suuriya waxaa ka dhacaya dagaallo xoogan oo dhexmaraya kooxaha wax iska caabinta iyo Nidaamka Nuseyriyada oo helaya taagerada Rawaafida iyo Ruushka.
Boqollaal kun oo ruux ayaa ka barakacay guryahooda, waxaana ciidamada Nuseyriyadu kulaalayaan magaalada muhiimka ah ee Macarratu Nucmaan oo katirsan gobolka Idlib.
Halkan ka dhagayso falanqeyn ku aadan xaaladda dhabta ah ee wuqooyiga Suuriya