Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-04-1441 oo ku beegan 09-12-2019 Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya. Cabduulaahi soomaali