Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-05-1441 oo waafaqsan 28-12-2019 dhuuxa waraysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.