Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Gefafkii Uu C-raxman C-Shakuur U Geystay Diinta Islaamka.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta looga hadlay warkii kasoo baxay C/raxmaan C/Shakuur ee mid kamid ah Axaadiithta Nabiga Sallalaahu Caleyhi Wasallam ku tilmaamayay waxba kama jiraan (FAALSO) iyo gefef kale oo dhanka diinta ah oo uu ku kacay, waxaana marti ku ahaa qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo uu kamid yahay Sheekh Nuur Macallin Cabdiraxmaan.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 06-12-2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.