Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

maanta waa AxadTaariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 04-04-1441 oo ku beegan 02-11-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim CabdiNaasir.

Halkan ka dhagayso War Duhur 01-12-2019 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.