Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-04-1441 oo ku beegan 02-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya

Halkaan ka dhegeyso war duhur 02 12 2019.

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.