Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa JIMCO, Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 09-04-1441 oo ku beegan 06-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.