Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12-04-1441 oo ku beegan 09-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.