Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-04-1441 oo ku beegan 14-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxa’ed daahir.
Halkan ka dhageyso warka duhurnimo 14 12 2019.