Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-04-1441 oo ku beegan 15-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.

Halkan ka dhagayso War Duhur 15-12-2019

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.