Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka waa isniin, Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 05-04-1441 oo ku beegan 02-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.

 

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 02 12 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.