Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa isniin, Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 06-04-1441 oo ku beegan 03-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.
Halkan ka dhagayso War Subax 03-12-2019