Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

 

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka waa jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-04-1441 oo ku beegan 06-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali

Halkaan dhegeyso war Subax 06 12 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.