Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 10-04-1441 oo ku beegan 07-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxa’ed Ismaaciil.
Halkan ka dhagayso War Subax 07-12-2019