Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-04-1441 oo ku beegan 09-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.