Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-04-1441 oo ku beegan 18-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir

Halkan kala deg warka subaxnimo 18 12 2019.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.