Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa AXAD Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-04-1441 oo ku beegan 22-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya. Abdisamad Abdullaahi

 

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 22 12 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.