DHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 1 aad

Hiiraan waa gobal weyn oo Soomaaliya ka mid ah waxaana dega qabaa’il badan oo walaalo ah.

Waa gobal ku wanaagsan xoolo dhaqashada iyo wax soo saarka xaga beeraha ah intaba, waxaana qaybo ka mid ah mara webigga Shabeelle oo beeralay badan ka faa’iideystaan.

Magaalooyinka gobalka waxa ka mid ah Beledweyne oo xarun u ah, Buulo barde, Jalalaqsi, Matabaan, Buq aqable iyo kuwo kale oo yar yar laakiin caan ah.

Insha Allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnanaajiyo taxane ah oo ka waramaya Hiiraan iyo xaalkiisa ciwaankooduna yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta.

WaxAa xusid mudan deegaaanada aan barnaamijyadaan oo shan qaybood ka kooban diiradda ku saareynaa yihiin kuwa shareecada Islaamka lagu maamulo.

Halkaan ka dhegeyso arnaamijka Hiiraan iyo Hormarka Diinta 21-12-2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.