DHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 4 aad

Qaybihii hore ee barnaamijkaan tixana ah ee ciwaan yihiisu yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta waxaan kaga soo hadalnay Buq aqable iyo Luuq jeelow.

Qaybtaan afaraad waxaana ka hadlaynaa Deegaanka Booco oo ka tirsan bariga Gobalka Hiiraan

Booco waa deegaan ku yaalla koofurta magaaalda beledweyne, wuxuuna saaran yahay amaba kaabiga ku hayaa webiga shabeelle.

Bulshada ku dhaqan halkaan waxay isugu jiraan beeraley iyo xoolaley waxaan deris la ah tuulooyin badan oo isugu jira kuwo webiga jiinkiisa ku yaal iyo kuwo kaleba.

Bulshada halkaan ku dhaqanu waxay ka mid yihiin kuwa nasiibka u yeeshay in dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay lagu xukumo Shareecada Islaamka.

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Hiiraan iyo Horumarka Diinta 24-12-2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.