Al-Qaacida oo bogaadisay Weerarkii Manda Bay ee Kenya.(Bayaan)

Mu’assasada warbaahineed ee As-saxaab oo ku hadasha afka Mujaahidiinta AlQaacida ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare, kaas oo lagu bogaadiyay weerarkii cuslaa ee Manda Bay oo 10kii Jamaadul Awal rag katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada Maraykanka ee Laamu.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in Mujaahidiinta AlQaacida ay si adag u bogaadinayaan weerarkaas iyo kaalinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku leedahay dardar gelinta howlgalka Qudus Lama Yahuudiyeynayo ee ay ku dhawaaqday Al-Qaacida.

Halkan ka dhagayso Bayaanka oo ku tarjuman Luuqadda Soomaaliga.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.