Barnaamij Gaar ah: Duulaanka Dhaqaale Ee Shiinaha (Q-1aad)

Shiinaha waa wadan leh awood dhaqaale oo aad u ballaaran, sidaas darteed sodonkii sano ee lasoo dhaafay wuxuu si dardar leh u waday galaangal muuqda oo dhanka dhaqaalaha islamarkaana uu ku sameynayo wadamada Caalamka gaar ahaan kuwa Africa.

Sanadkii 2013-ka ayuu Shiinaha ku dhawaaqay mashruuc loogu magacdaray ” Hal wado iyo Hal Xayndaab”, kaas oo lagu dhisayo wado barri iyo badba marta oo isku xirta inta badan wadamada caalamka.

Barnaamijkan gaarka ah oo ka koobnaan doona labo xalqo, islamarkaana ayka qeybgalayeen Aqoonyahanno iyo qaar kamid ah culimada diinta Islaamka ayaa suurad ballaaran ka bixinaya duulaanka Dhaqaale ee Shiinaha iyo saameyntiisa.

Halkan ka dhagayso Bar-Gaar ah Duulaanka Dhaqaale ee Shiinaha-01

Halkan ka dhagayso Bar-Gaar ah Duulaanka Dhaqaale ee Shiinaha-01 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.