Dhaegsyo Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06-05-1441 oo waafaqsan 01-01-2019 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.
Halkan ka dhagayso War Duhur 01-01-2020