Dhagayso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-05-1441 oo waafaqsan 10-01-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.

Halkan ka dhagayso War Duhur 10 01 2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.