Dhagayso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-05-1441 oo waafaqsan 12-01-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.

Halkan ka dhagayso  War duhur 12-01-2020 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.