Dhagayso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-05-1441 oo waafaqsan 02-01-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka subaxnimo 02 01 2020.