Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Afar sano kadib Weerarkii Ceel Cadde.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta looga hadlay Afar sano oo laga joogo markii uu dhacay dagaalkii Ceel Cadde, kaas oo lagu xasuuqey boqollaal askari oo Kenyaati ah, waxaana barnaamijka intiisa badan laga soo diyaariyay deegaanka uu duulaankas ka dhacay.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 17-01-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.