Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Dadka Soomaalida ee Diinta Islaamka ka baxay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay diraasad sheegeysa in shaqsiyaadka qurba joogta ah ee diinta ka baxa ay u badan yihiin dadka jaamacadaha ka baxa, waxaana marti ku ahaa qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 24 -01-2020 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.