Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Khilaafka Webiga An-Niil.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta looga hadlay Khilaafka ka dhex aloosan dowladaha Masar, Itoobiya iyo Suudaan ee salka ku haya biyaha webiga An-Niil, waxaana barnaamijka ka qeybgalay Aqoonyahanka Dr. Suldaan Garyare.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha 03-01-2020 TAYO SARE

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha 03-01-2020 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.