Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Tallaabadii DF ay Denmark ugu gacan gelisay Gabar Soomaaliyeed.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay Tallaabadii dowladda federaalka ay dowladda Denmark ugu gacan gelisay gabar yar oo Soomaaliyeed oo dalka loo keeno dhaqan celin, waxaana barnaamijka ka qeybgalaya Sheekh Cali Katiin iyo Aqoonyahan Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan.
Halkan ka dhagayso Barnamijka Diiradda Jimcaha 31-01-2019.lite