Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Weerarkii Manda Bay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta looga hadlay weerarkii xooganaa ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidamada Maraykanka ku leeyihiin gobolka Laamu, waxaana ka qeybgalay Sheekh Cali Katiin iyo Aqoonyahan Dr Xanafi.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 10-01-2020

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 10-01-2020 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.