Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-06-1441 oo waafaqsan 27-01-2020 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.