Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

maanta waa arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-05-1441 oo waafaqsan 22-01-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.

Halkan kala deg warka subaxnimo 22 01 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.