Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-06-1441 oo waafaqsan 29-01-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.