Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-06-1441 oo waafaqsan 25-01-2020 Dhuuxa waraysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.