Dhegeyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-05-1441 oo waafaqsan 20-01-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi soomaali